cuurasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cuuro. ld cuurad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuuro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Weel aad u buuxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuurad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cuurasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur