cuurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cuur².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan. 2. C. ah: wax badan meel ku wada urursan.
  2. Weel aad u buuxin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur