cuurnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cuuran². ld cuurnaansho.

cuuran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay)

Macnaha:

  1. Wax aad u buuxa noqosho (weel).
  2. Wax la cuuray ahaansho (weel).

cuurnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cuurnaan.