da'furid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg da'fur². ld da'fur¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

da'fur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ratigu marka u qooqbaxo. 2. ld da'furid. Ka baabi'idda qooqu ka baaba'o awr.
  2. Qooq ka bi'id (awr).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur