da'weynaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg da'weyn. ld da'wey-naansho, da'weyni.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
da'weynQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Duq ahaansho (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
da'weyniQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld da'weynaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00