da'yar

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Dhallinyaro. ld da'yaro.
  2. Wax muddo yar jiray ahaansho (nafley).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhallinyaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhallinyaraan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

da'yaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld da'yar¹; da'yaraan.