daa'iminQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daa'imi. ld daa'imis, daayimin, daayimis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
daa'imiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Fal samayntiisa joogtayn. ld daayimi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
daa'imisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld daa'imin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
daayiminQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld daa'imin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
daayimisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld daa'imin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00