daa'imo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ilmo yar oo aabbihiis dhintay; agoon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

agoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (agoon/-nno, m.dh) Wiil yar oo aabihii dhintay.
  2. Gabar yar oo aabbeheed dhintay. 2. (m.u) Carruur aabbahood dhintay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur