daabacaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. daabacaad m.dh 1. Gelinta qoraal madbacad la geliyo. 2. Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid.

Lamidka: daabicid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daabicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daabac². ld daabac¹ (4), daabacaad.

Lamidka: daabac, daabacaad

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur