daabulid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daabul.

Lamidka: daabul

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daabul

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

Macnaha:

  1. Xoolo koox-koox u socda si degdeg ah u rarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur