daacuun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur calooleed aad halis u ah, dhaqso u faafa oo leh shuban badan oo biyo ah. ld daacuun-calooleed, daacuuncaloolo.
  2. Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo oo ku dhaca xiidmaha waxaana keena baktiiriyada “vibrio cholerae”. Astaamaha: matag badan, shuban biyha bariiska u eg, jirka oo biyuhu ka dhammaadaan; cudurka waxaa laga qaadaa cunto ama biyo aan nadiif ahayn oo u gaadhay saxaro qof qaba cudurkaas.

Lamidka: daacuun-calooleed, daacuuncaloolo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daacuun-calooleed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daacuun¹.

Lamidka: daacuun

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daacuuncaloolo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daacuun¹.

Lamidka: daacuun

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur