daadduf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daaduf¹.
  2. ld daaduf².

Lamidka: daaduf

daaduf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof shaqsiyaddiisu liidato oo cayr ah. ld daadduf¹.
  2. Qof cayrnimo darteed la carcaraafid. ld daadduf².

Lamidka: daadduf