daadduumid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daadduun². ld daanduumid.

Lamidka: daadduun, daanduumid

daadduun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof cayrnimo awgeed la bayhoofay. ld daanduun¹.
  2. Cayrnimo darteed la bayhoofid. ld daanduun².

Lamidka: daanduun

daanduumid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld daadduumid.