daadduunshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Budh weyn oo lagu dagaalamo. ld daanduunshe.

Lamidka: daanduunshe

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daanduunshe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daadduunshe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur