daalicin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daalici.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daalici

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax muujin; wax kor u soo bixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur