daandaamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daandaami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daandaami

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Feer, laad iwm cid ku wareerin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur