daandheeroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.