daangeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daangeyso. ld daangeysad.

daangeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Badar daango ka dhigasho.

daangeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daangeysasho.