daaqbarad

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. D. ah: dhal xoolaad oo markaa billaabay cunidda caws, caleen iwm.