daaqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daaqso. ld daaqsad.

daaqso

Qaabnax: f.lg3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Meel daaq u leh xoolo u daaq gaysasho.

daaqsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daaqsasho.