Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg daaran¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)
Macnaha:
1. Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm). 2. Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).
1. Wax la shiday ahaansho (dab); wax la ifay ahaansho (nal, feynuus iwm). 2. Wax hadlay ama muuqday ahaansho (raadiyo, telefishan iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur