daaruqayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daaruqee. ld daaruqays.

daaruqee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-qeeyay, -qeysay)

Macnaha:

  1. Boog dixri ku dhalin (diqsi).

daaruqays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daaruqayn.