Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg daaruqow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-qoobay, -qowday)
Macnaha:
Wax caalliray noqosho (boog).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur