daawade

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (riw.) Qof masrax, filim, ciyaar iwm daawanaya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur