daaweynta-fiisikaad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Qayb daaweyn oo lagu isticmaalo habab iyo qalab fiisikaad si loo daryeelo caafimaadka; waxaana la isticmaala: nal, fallaaraha ultrafayolet iyo infrareed, kul, koronto, riix-riixid, tuujin iyo ciyaaro waxtar ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

