daawow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

Macnaha:

  1. 1. Wax cudur ka bogsaday noqosho. 2. Wax illaaway noqosho. ld dawow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dawow

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-woobay, -wowday)

Macnaha:

  1. ld daawow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur