daba-ordid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daba-orod.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daba-orod

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-rday, -rodday; -rdi)

Macnaha:

  1. Qof raacdayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur