dabaadi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Xilli, intiisa ugu dambeysa. Tus. “Gu'ga dabaadigiisa baa geelu dhalay”. 2. D. ah: neef had iyo jeer xoolaha gadaashooda socda; haraa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

