dabaalin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabaali. ld dabaalsiin, dabbaalin, dabbaalsiin, dabbaalsiis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabaali

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax biyo dabaal kaga gudbin. ld dabaalsii, dabbaali, dabbaalsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabaalsiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dabaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabbaalin

dabbaalsiin

dabbaalsiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun