dabaaljoog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc dabaasha ka mid ah oo qofka dabaalanaya la moodo inuu taaganyahay. ld dabaajoogle, dabaaljoogto, dabbaaljoog.

dabaaljoogto

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dabaaljoog.

dabbaaljoog

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dabaaljoog.