dababbax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Shuban badan, jilicsan, oo caloosha dadka iyo xoolaha ka yimaada.
  2. Caloosha dadka iyo xoolaha hayn (shuban).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur