dabacadde

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. ld dabcaddeeye. Bahal yar, xoorta le'eg, leh daba dheer oo foodda ka cad oo digaagga laaya. 2. Bahal safanta badda la jaad ah, kase weyn; ganacsi buu galaa oo waa la dhoofiyaa.