dabadheeraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabadheer. ld dabadheeraansho.

dabadheer

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Macnaha:

  1. Muddo dheer wax socday ahaansho (xaajo, roob, abaar,dagaal iwm).

dabadheeraansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabadheerow. ld dabadheeraan.