dabadheerow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-raaday, -raatay)

Macnaha:

  1. Muddo dheer wax socday noqosho (xaajo, roob, abaar, dagaal iwm).