dabaggelis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Suun ama xarig xoolaha la rarto dabada loo suro si uusan rarku hore ugu dhicin.