dabakafuul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. Wiil caawiya darawalka oo qaabilsan ilaalinta, nadiifinta iwm ee baabuurka.