dabakakiilasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabakakiilo. ld dabakakiilad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabakakiilo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-iishay, -iilatay)

Macnaha:

  1. Haad turub nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabakakiilad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dabakakiilasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur