dabakarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Geedgaab leh laamo dhuudhuuban, tootoosan oo la laga dhigto. 2. Cad maro ah.Maro, cad maro kale ah ku tolid.