dabakeenid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabakeen³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabakeen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Wiil dadku sharaysto oo marka uu dhalanayo qaarka dambe soo hormariya.
  2. Gabadh dadku sharaysto oo markay dhalanayso qaarka dambe soo hormariya.
  3. Ilmo dhalanayo, qaarka dambe soo hormarin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur