dabandeebid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabandeeb². ld dabandeeb¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabandeeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socod dan la'aan ah oo la iska daba noqnodo. ld dabandeebid.
  2. Si dan la'aan ah isaga daba noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur