dabaqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabaqaad². ld dabaqaad¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dabaqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. D. ah: hal marka rintay. 2. ld dabaqaadid.
  2. Wax dhawaan rimay noqosho (hal).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur