dabaqabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabaqabo. ld dabaqabad.

dabaqabo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. Wax intooda badani khasaaray inta ka hartay badbaadin. 2. Neef jirro ama caato awgeed la fariistay kicin.

dabaqabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dabaqabasho.