dabar-ayoon
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Xoogga isku dabridda ee u dhexeeya ayoonada ku jira iskudhis, kaas oo ayoonnadu ku samaysmaan elektaroonada hal curiye oo si dhammaystiran ugu wareegey mid kale ama xididshe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

