dabar-haydarojiin
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Dabar molikiyuuleed ka dhex samaysma molikiyuulo haydarojiintoodu u dabarantahay curiye elektaroonjiida shadiisu xooggantahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

