dabar-lammaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Dabar elektaroon, wadaag ah oo isku haya laba atam kaas oo ka kooban laba lammaane elektaroon oo hal lammaane u dhigmo dabar keliya (lammaanaha sigma) kan kalena samaynaayo dabar dheeraad ah (dabarka bay, ).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

