dabar-wadaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (kiim.) Dabar ka dhex samaysma laba atam oo wadaaga lammaane elektaroon.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur