dabargo'

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ciribtirmidda ku dhacda wax asalkiisa ama firkiisa.
  2. Wax asalkiisa ama firkiisa ciriitirmay noqosho.