dabarriyeedleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Bawne. ld dabarriyaadle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bawneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nafley bakaylaha u eg, kase yar, qararka buuraha ku nool oo orod bootimaaleyn ah leh; dabariyaadle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dabarriyaadleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dabarriyeedle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0