dabasocosho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dabasoco. ld dabasocod.

dabasoco

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-cday, -cotay)

Macnaha:

  1. Dabagelid; raacid.

dabasocod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dabasocosho.