dabataagQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-go, m.l)Macnaha:Nooc ka mid ah, leh midabka cawsha, lana eg, bogga ka cad oo markay ordayso dabadi taagta. ld dibtaag.